Wararka ka imaanaya Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in Duqayn ka dhacday deegaanka Ceel-Dheer oo ku dhowaad 60-KM kaga beegan dhinaca...
Waa xafladda dabaal dega sanad guuradii 95 aad ee dhalashada Jamhuuriyadda Turkiga oo lagu qabtay xarunta Safaradda Turkiga ee Muqdisho,...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Midnimo oo ka mid ah barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho, kaasi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhambaal hambalyo ah oo ku aaddan maalinta Jamhuuriyadda dalka Turkiga waxa...
Kulankan oo maanta lagu qabtay magaalada Dhuusamareb ayna ay isugu yimaadeen qaybaha bulshada ee ka kala yimid Degmooyinka iyo Deegaanada...
Waa fadhi warbixin looga dhagaysanayay su’aalana lagu weydiinayay Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga, iyadoo shir guddoonka fadhiga uu ahaa...
Kalfadhiga 4-aad Kulankiisa 19-aad ee golaha shacabka ,waxaa maanta looga hadlay wax ka bedelka Xeer hoosaadka Golaha Shacabka oo ay...
Golaha wasiirrada Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku ansixiyeen miisaaniyadda dawladda ee...
Munaasabdaan ujeedkiisu ahaa daahfurka wejiga laabaad ee mashruuca waxbarashada dalka kaasoo ay ku bixi doonto lacag dhan 17.900 milyan oo...
Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa balan qaaday inuu sii wadi doono taageerada dadaalka Shacabka iyo dowladda Soomaaliya ay ku doonayaan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...
R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho