Maxamed Maxamuud Cosoble oo ka mid ah wax garadka ku sugan magaalada Marka oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay...
60-ka mid ah Saraakiisha Ciidammada Xoogga Dalka ayaa Maanta Tababar loogu qaaday Dalka Turkiga sida uu sheegay Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda...
Maanta ayaa lagu wadaa in munaasabad lagu daah furayo kalfadhiga afaraad ee Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ay ka dhacday...
Munaasabad lagu xusayay Weerarkii 14-kii October ee sanadkii hore ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay Xarunta...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cusmaan Libaax Ibraahim ayaa Magaalada Qaahira ee Dalka Masar...
Guddoonka Golaha Aqalka sare iyo Guddiga joogtada ah ee Golaha ayaa si wada jir ah maanta xarunta Golaha Aqalka sare...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo saaka gaaray magaalada Marka ee Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa kulamo xogwareysi...
Xildhibaan Xasan Cabdi Nuur oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya isla markaana kamid ahaa Wafdi ka socday Golayaasha Dowladda...
Xukuumaadda federaalka Soomaaliya iyo midawga Yurub ayaa maanta kala saxiixsay €100 (Boqol milyan oo Yuuro) oo midawga Yurub si toos...
Caruurtan oo tiradoodi gaaraysa ilaa 350 ayaa kamid ah boqolaal caruur ah oo ku agoontoobay qarixi 14 Oct ka dhacay Isgoyska...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxay si diirran u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay wada-tashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo uu...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa la kulmay Mudane Raisedon Zenenga, Ku simaha Madaxa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho