Dib-u-habaynteenna hortebinta leh lama gaari karo wada shaqeyn la’aan iyo gaaridda siyaasado muhiim ah. Si loo hagaajiyo amniga waxa loo...
Guddiga Joogtada ee Golaha Aqalka sare ayaa kulan ay yeesheen maanta waxay kaga hadleen xilliga fadhiyada Golaha la bilaabayo, Warbixinadii...
Kulankan ay wada qaateen Wasiirka iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Wakiilka cusub ee Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Xukuumadda Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Hay'adda FOA ee Soomaaliya ayaa kala hadlay qodobo...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Xirsi Diirshe Ku-simaha Guddoomiyaha...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgallo ka wada deegaanno ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose, kaas oo lagula dagaalamayo maleeshiyada xagjirka...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cismaan Baale oo war-saxafadeed soo saaray ayaa xaqiijiyay iney si qoto dheer...
Muqdisho, October 01, 2018 --Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta shir guddoomiyay shirka tubta siyaasadda...
Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta DFS ayaa maanta shir layeelatay shirkadda kashaqeeya dhismaha ee Gobolka Banaadir. Wasiir...
Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula...
Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...
Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho