Danjiraha Soomaaliya ee Midowga Yurub Mudane Cali Saciid Faqi ayaa qoraal kooban uu soo dhigay Baraha Bulshada wuxuu ku wargaliyay...
Howlgal qorshaysan oo ay maanta magaalada Muqdisho ka fuliyeen ciidanka ammaanka ee dowladda Federalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo qabtay...
Shaqaalaha tababarka qaadanaya ayaa ka koobnaa 16, iyadoo 7 ka mid ay ahaayeen shaqaalihii ka howgeli jiray Hay’adda Duulista Hawada...
Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo uu shir Guddoominayay Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xafiiskisa ku qaabilay David William Concar oo ah...
Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka dalka Suudaan Gen. Salah Abdalla Maxamed Gosh ayaa maanta soo gaaray magaalada...
Qareenno ka socdaa dalka Iran ayaa Maxkamadda Caddaaladda ee Caalamiga ah (ICJ) weydiisanaya in ay soo saarto amar lagu...
Agaasimaha Waaxda Iskaashiga Caalamiga ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daahir Salaad Xasan ayaa...
Dagaalkaan ayaa khasaaro badan waxaa loogu gaystay Maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Al-Shabaab, ka dib markii ay isku dayeen inay weeraraan...
Wararka ka imaanaya degmada Xarardheere ee Gobalka Mudug ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Al-Shabaab ay dhaceen ilaa iyo...
RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...
RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho