Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Cawad Ciise oo khudbad ka jeediyey shirka...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa ka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa maanta ka qeyb-galay Munaasabad uu xilka kula wareegayey taliyaha cusub ee...
Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobalka ayaa Maanta waxaa tababar kaga furmay Wariyaal gaaraya 30 kuwaas oo ka howlgala Warbaahinta Gaalkacyo...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa marka ay taariikhdu aheyd 27/09/2018 u fariisatay dacwad ciqaabeed loo haysto eedeysanayaasha kala ah Daahir Maxamed Nuur...
Wasiirka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa kulan sagootin ah u...
Wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta xukuumadda Federaalka Soomaliya Xildhibaan Sheikh Nur Mohamed Hassan ayaa kulan looga hadlay dhinacyo badan...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dawladda Taliyaaniga ee Soomaaliya Danjire...
Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtey in dhawaan si toos ah ay ula wareegeyso qaadista lacagaha ka soo xarooda...
Munaasabad lagu mideenayay ciidmadda Xasilinta Waqooyiga Gobalka Galgaduud ee kala ah Booliska, Nabad Sugidda iyo Militariga ayaa lagu qabtay sandhiga...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho