Madaxweyne ku-xggeenka dowlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar oo maanta qado sharaf u sameeyey ย xubnaha ka socday Golaha Aqalka...
Barnaamijka Wadajir oo ka hadla xasilinta dalka waxaa uu diirada saarayaa todobaadkan halka ay marayso diyaarinta hannaanka Qaran ee...
Shirkan oo looga hadlayay tayada qeyraadka badda sida Kalluunka,loona iibgeeyo caalamka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,kaasi oo ay ka qeybgaleen...
In ka badan 12 ka mid ah maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn ka dhacaday Degmada Saakow ee Gobolka Jubbada...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in laga heshiiyay Tabashooyinkii gaarka ahaa ee Hirshabeelle ay u qabtay...
kulankan oo socday muddo looga arrinsanayay wadatashi Siyaasada ilaalinta Bulshada, iyado ay ka qeyb galeen Wadamada deeq bixiyaasha muslimka ย ah,...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed oo ay wehliso Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Marwo Aamina Siciid ayaa Kormeer...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqaย Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo booqday Xarunta Agoonta Booliska Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay shacabka...
Halkaan Ka dhageyso Barnaamijka oo Dhameystiran
Wafdi ka socda Golaha Aqalka Sare ayaa Maanta ย gaaray Maagaladda Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug, si ay uga shaqeeyaan xal waara...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hayโadda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho