Shirkan oo u dhexeeyay Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa looga hadlayay qorshaha horumarinta ciidanka booliska Soomaaliyeed ee heer Federaal...
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa qasaare xoogan ugu geystay maleeshiyada Al-Shabaab deegaan hoosta magaalada Buur-dhuube ee Gobolka Gedo, kadib markii ay...
Waxaa magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha ka furmay Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee (FOCAC) oo ay sanadkan...
Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha maanta waxaa ka furmaya Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee (FOCAC) oo ay sanadkan...
Ciidamada Amniga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay Xubin ka tirsan Argagixisada Alshabaab oo...
Shir ay ku yeesheen midawga Baarlamaanka Afrika magaalada Qaahir ayaa looga hadlay arinta soomaaliya. Mustafe Aljundi oo ah guddoomiyaha golaha...
Muqdisho ;- Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay booqday Cisbitaalada Digfeer iyo Madiina oo la dhigay dadkii ku dhaawacmay...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa dhowaan daah furay Ololaha Isxilqaan oo looga goleeyahay in dadka Soomaaliyeed dalkooda ay...
Beijing-(RADIO MUQDISHO)- Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha maanta waxaa ka furmaya Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee (FOCAC) oo ay...
War ka soo yeeray Midowga Yurub ayaa lagu cadeeyey mowqifka ay ka qabaan qorshaha cusub ee Thresey May ee ka...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho