Xoghayaha Difaaca dalka Ingiriiska Rt.Hon Gavin Williamson,ayaa maalintii talaalada soo gaaray magaalada Muqdisho,isagoona dib u xaqiijiyay balanqaadkii UK ee ahaa...
War saxaafadeed ka soo Baxay Guddiga Garsoorka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka JFS ayaa lagu Magacaabay Guddi kor-joogteyn...
Muqdisho- Dhowr jeer oo fadhi ayay soo martay heerarka maxkamadeynta labadan horjooge ee ka tirsanaa maleeshiyada Daacish kuwooda dhibka ka wado...
Madaxa xaaladaha degdega ah ee Hay'adda caafimmaadka adduunka ee WHO Peter Salama ayaa sheegay in caqabada ugu weyn ay noqon...
Harare, Zimbabwe Saddex qof ayaa ku dhimatay dibadbaxyo ka dhacay caasimadda Zimbabwe ee Harare, sidaasi waxaa yiri Raadiyaha dawlada Zimbaabwe ZBC....
Muqdisho, Ogosto 1, 2018-- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo ka qeyb galay munaasabad...
Maamulka Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa ku guulaystay inuu dibuheshiin dhex dhigo beelahii ku dagaalamay deegaanno hoosyimada Degamadaasi. ...
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaare ku xiggeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo maanta ka ambabaxay magaaladda Muqdisho,...
Barnaamijka Wadajir oo diirada saara xasilinta dalka si bulshada loo gaarsiiyo maamulka ayaa todobaadkan waxaa uu ka hadlayaa howlaha...
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Garowe uga qayb galay xaflad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay Arday ka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho