Aqoon isweydaarsigan oo lagu baranayo Maamul Daadajinta Bushada Rayidka ah ee Deegaanada Galmudug ayaa Maanta ka furmay Magaalada Dhuusamareeb, waxaana...
kulankan aya waxa looga hadlay sidii loogu gurman lahaa dadka ay saamaynta ku yeelatay fatahaadii uu gaystay wabiga Jubba ee...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ka qeyb galay Shirka Wasaaraddaha Ganacsiga Jaamacadda Carabta...
Dalka Koonfur Africa waxaa ayaa waxa ka socda banaan baxyo ay dhigayaan ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalkaasi, kaasi oo...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dhageysan doona Khudbado waxqabadkooda ay kusoo bandhigayaan qaar ka mid ah Musharaxiinta u...
Boqolaal Soomaali ah ayaa ka soo qeybgashay aas si wada jir ah oo loogu sameeyay labo dhalinyaraa oo maalinimadii sabtida...
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ayaa howlgal ay ka sameeyeen inta u dhaxeyso Muqdisho iyo Afgooyo waxay kusoo qabteen Horjooge ka tirsan...
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga ee dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdinaasir Siciid Muuse iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta lagu soo dhoweeyey...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta Gaaari nuuciisu yahay Suruf ku abaal mariyay Guddoomiyaha Degmada Heliwaa, kadib markii uu ku guuleystay...
Agaasimaha guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo safar shaqo ku gaarey dalka Jabuuti ayaa maanta la kulmey Taliyaha booliiska...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...
Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho