Shirka looga hadlayo Badqabka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo maanta ka dhacay Muqdisho waxaa ka qeyb galay madax katirsan dowladda Soomaaliya, waxaana...
Casho sharaftaan uu guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxay ahayd mid sagootin iyo dar daaran ah....
Casha sharaftaan ayaa waxa kasoo qeyb galay sii hayaha Guddoomiyaha Baarlamanka dalka ahna Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka,...
Dowladda Kuuriyada waqooyi ayaa ku dhawaaqday inay si dhaqso ah u hakineyso tijaabaada nukleyrka iyo gantaalada, isla markaana ay albaabada...
Wasiiru dolaha wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan C/raxmaan Maxamuud Cabdulle ayaa sheegay in wasaaraddu ay go’aamisay in 19-bishaan la qabto imtixaanada...
Muqdisho, 20ka Abriil, 2018-- Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa kormeeray goobaha ay ka...
Xulka Qaranka Kubada Cagta Dalkeena Soomaaliya ee da’doou ka hooseysa 17-jirada ayaa waxay guul muhiim ah ka gaaaray dhigooda Kenya...
Waxaa Magaalada Washington DC ku soo geba geboobay shirkii saddex geesoodka ahaa ee u dhaxeeyay Madaxda Wasaaradaha Maaliyadda, Kalluumaysiga iyo...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr: Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ka qayb galaya shirka looga hadlayo taakulaynta iyo cafinta...
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...
Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho