Ciidanka Dawlad goboleedka Galmudug ayaa qaadaya howlgal ka dhan ah Maleeshiyada Al-shabaab ee ku sugan deegaano kamid ah Galmudug. Madaxwaynaha...
Waxaa la hakiyay kulankii Mudanayaasha Golaha Shacabka ee loo ballansanaa maanta, kaddib soo jeedin ka timid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Allah hau naxariistee marxuun Eng. Abshir Muuse...
Guddoomiyaha Gobolka Gedo Mudane Maxamed Muxumed Maxamed oo ay wehliyaan Maamulada Degmooyinka Mandheera iyo Beled Xaawo ayaa booqasho ku tagay ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Imaqashii iyo Imadaddaali oo ka mid ah Barnaamijyada ka baxa Radio...
Gabadhii ugu horeesay ee Soomaali ah ayaa isu soo sharaxday qabashada xilka Golaha Deegaanka Gobolka Leuven dalka Belgium, iyadoo doorashadaas...
Maamulka degmada Xamar weyne ayaa howlgaloo lagu burburinayo dhismayaasha sharci darrada ah maanta ka billaabay suuqa dahablaha ee Degmada Xamar...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.
Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho