Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 23 March 2018 ka qayb galay aas loogu sameeyey...
Safaaradda Jamhuuriyadda Jabuuti ee ku leedahay Dalka Suudaan ayaa muddo 3maalin ah oo baroordiiq ah u sameysay Ra”sul Wasaarahii ugu...
Dowladaha Sucuudiga iyo Imaaraadka carabta ayaa soo saaray bayaanno kaladwuan oo ay ku cambaareynayaan qarixii shalay ka dhacay waddada Maka...
R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayrre ayaa ka tacsiyeynaya dadkii ku geeriyooday qaraxi ka dhacay afaafka hore ee...
Muqdisho, March, 22, 2018--- Shirka Khamiis laha ee Goloha Wasiiradda Soomaaliya ayaa maanta looga hadlay Dib-u-eegista hannaanka Cadaaladeed ee Soomaaliya, Dhaqaalaha,...
Qaraxan oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey ayaa ku qarxay agagaarka Hotel Wehliye ee Wadada Maka Al-mukarrama....
Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha Qarxa, ayaa goor-dhaw ka dhacay agagaarka Hotel Wehliye ee ku yaalla Nawaaxiga...
Shirka golaha wasiirrada Soomaaliya oo uu guddoominayay Ra’iisulwasaaraha Dalka Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta lagu ansixiyay heshiisyo dhawaan lala soo...
Waxaa Maanta xaflad soo dhawayn ah loogu sameeyay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamul Goboleedka Galmudug Konton ka mid ah Dhallinyaradii...
Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...
Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho