Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hadal jeedintiisii maanta ee shirkii sharaa’id ay sida wadajirka ah u qabteen...
Kadib kulan muhiim ah oo maanta muqdisho ay ku yeesheen madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdigii uu hoggaaminayay raiisul Wasaaraha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ku sogootiyay Wafdiga uu hoggaaminayay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay raiisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo wafddi...
https://www.youtube.com/watch?v=H9wTcDISOPU&feature=youtu.be
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi uu...
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/1878506798876770/
Wafdiga uu hoggaaminayo raiisul wasaaraha Itobiya Abiy Axmed oo goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa haatan kulamo kula leh...
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/1878517722209011/
Waxaa goor-dhow Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho soo caga dhigatay Diyaarada siday wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Raiisul Wasaaraha Dalka Itoobiya...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho