Mas'uuliyiin ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Madaxa Banaan ayaa kulamo Wadatashi ah Dalka Canada kulayeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalkaas...
Shir ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho Wasiirada Maaliyadda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedyada ayaa kaga hadlay dar-dargelinta arrimaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa furay kal-fadhiga 3-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ay si wada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa uga digay dowladaha iyo shirkadaha shisheeye inay ku...
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/1763103247083793/
Daawo warbixin ka hadlaysa carruur badan oo uu soo ritay cudurka shuban biyoodka, kuwaasi oo lagu dabiibayo Isbitaalka Banaadir ee...
Ra’iisalwasaare Xigeenka Soomaaliya Muddane Mahdi Mohamed Guuleed iyo Wafdi uu hogaaminayo iyo xubno ka tirsan golayaasha Baarlamaanka iyo Wasiiradda ayaa...
Madaxwaynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta, iyo hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Nairobi ee caasimada Dalka Kenya,...
Mike Pence Madaxwayne ku xigeenka Mareykanka ayaa sheegay in Go’aanka Kuuriyada Waqooyi ee ku aadan in hogaamiyahooda uu la kulmo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho