Diyaaradaha dagaalka ee Dalka Maraykanka ayaa duqeeyay fariimiso ay Al-Shabaab ku lahaayeen degaanno ka mid ah Gobolka Baay. War saxaafadeed...
Wasaarada Gadiidka Cirka iyo Dhulka Galmudug ayaa sheegtay in la dar dar galin doono howlaha shaqo ee garoomada diyaaradaha ee...
Golaha guud ee Qaramada midoobay ayaa mar kale u doortay inuu ka mid ahaado garsoorka guud ee Maxkamadda dembiyada caalamiga...
Raiisul wasaare ku xigeenka xukuumada fadaraalka soomaaliya mudane mahdi maxamed guuleed khaddar iyo wafdi ay kamid yihiin wasiiru dowlaha arrimaha...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarasha Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Daahir Cismaan oo wareysi gaara siiyay Warbaahinta...
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kormeeray Jaamacadda Khayre University ee Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay ahna Caasimada...
Mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari, Guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa maanta xafiiskiisa Muqdisho ku qaabilay safiirka...
Kulanka 14 aad ee guddiyada joogtada ah golaha shacabka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta waxaa shir guddoomiyay guddoomiyaha golaha shacabka,...
Ku simaha Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Generaal Mukhtaar Xuseen Afrax oo warbaahinta kula hadlayay Xaunta Tabarka Ciidanka Booliska ee General...
RADIO MUQDISHO: Xildhibaanno ka tirsan BFS, iyo xubno ka kale socday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee barnaamijka "Hooyo U Hiilli Qarankaaga"...
RADIO MUQDISHO(DHUUSAMAREEB): Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku bogaadiyay, Ciidanka Qaranka iyo halyeeyada deegaanka guushii taariikhiga...
RADIO MUQDISHO: Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay, in Khawaarijta jab xooggan lagu gaarsiiyay degmada Ceeldheer ee...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dolwad goboleedka Waqooyi Bari, Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-Xasan, ayaa duleedka magaalada Laascaanood kulan is xogwareysi ah kula yeeshay...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho