Mas’uuliyiinta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Faah faahiyay Weerar qorsheysan oo ay ku qaadeen degaano hoos yimaada degmada Buurhakaba ee gobolka...
Xildhibaanno ka socda Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaarey gaarey magaalada Cape Town ee dalka koofur Afrika,waxaana garoonka diyaaradaha...
Gebran Bassil oo ah Wasiirka arrimaha dibadda ee Dalka Lubnaan, ayaa sheegay in dowladdaha Carabta ay tahay inay ka fakaraan...
Mudane Maxamed C/llaahi farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyowafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay...
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Garoowe...
Tartanka kubadda cagta ee u dhexeeya cayaartooy ka kala socota dowlad goboleedyada iyo Xulka Gobolka Benaadir oo maanta galay maalintii...
Kulankaan ayaa looga hadlayey sidii dib loogu soo celin lahaa Shirkaddii diyaaradaha ee Somali Airline, waxaana ka qeyb galay masuuliyiinta...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo safar shaqo ku jooga dalka faransiiska ayaa la kulmay agaasimaha socdaalka...
Diyaarad nuuca Mileteriga ah oo ka timid dalka Masar, islamarkaana siday deeq daawo ah oo gaareysa 5-tan ayaa soo caga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Istanbuul ee Jamhuuriyadda Turkiga, halkaas...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale si buuxda u adkeeyay ilaalinta madax-bannaanida, midnimada dhuleed iyo wada jirka Jamhuuriyadda...
Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’ado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho