Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa sheegay in uu socdo qorshe la xiriira in dib...
Maamulka Xeraale iyo Wasiiro ka tirsan Dawlad Goboleedka Galmudug ayaa ka qayb galay siyaaradii Sheekh Yuusuf oo sanadkaan lagu dhigay...
Deeqdan lacagta ah ee ay maanta Ururka Dhallinyarada Milk-way Community Center ay gaarsiiyeen qaar ka mid ah qoysaskii ay eheladooda...
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow ayaa magaalada Ankara kula kulmay Wasiirka Arimaha gudaha Dowladda Turkiga Suleyman Soylu. Kulanka...
R/wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa booday qaar ka mid ah dakii ku dhaaawacmay Qaraxii 14 bishaan...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitterka ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iney...
Dowladda Burundi ayaa lagu wadaa inay Maanta oo Jimca ah isaga baxdo xubinnimada Maxkamada caalamiga dambiyada dagaalka ee ICC-da. 27-kii...
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka madaxa bannaan ee Dalka Kenya (IEBC) Mr Wafula Chebukati ayaa ku dhowaaqay in la joojiyo shir saxaafadeedyada...
Munaasabad lagu soo dhoweynayay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xalay lagu qabtay Degmada Warsheekh ee Gobolka...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa afar fariimood ku sharaxay jabinta difaacyadii iyo...
RADIO MUQDISHO:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ururka Jaamacadda Carabta...
RADIO MUQDISHO(GAALKACYO):- Wasiirka Wasaaradda Amniga Galmudug, Mudane Aadan Warsame Cilmi (Deeq Gargareeto), ayaa shir gudoomiyay shirka amniga ee maanta ka...
RADIO MUQDISHO(MARKA):-Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta deegaanka Shalambood oo hoos yimaada, degmada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose waxa...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho