Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya ayaa 28-sano ka dib markii ugu horaysay dib u soo noolaysay kooxdii...
Wafuud ay kala hoggaaminayaan Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Cabdi weli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koofur Galbeed Shariif...
Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ahna Caasimada KMG ah Dowladd Gobaleedka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa waxaa goordhow ka furmay shirka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug kulamo...
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ayaa gacanta ku dhigay 5 ka tirsanaa Maleeshiyada Alshabab iyo hubkooda kuwaasi...
Magaalada dhuusamareeb iyadoo ay socoto qaban qaabo ku aadan qabsoomidda shir lagu dhameystirayo heshiiskii madaxda Galmudug iyo Ahlusuna ay kala...
Dal kasta oo ku yaala Qaaradaha Aduunka waxaa uu leeyahay aqoonsi, iyo astaamo u gaar ah oo lagu yaqaano shaqsiyad...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa xalay ku hoyday Magaalada dhuusamareeb ee Xaruunta Gobolka Galguduud ahna Caasimada...
kulankan lagu soo dhoweynayey dhismaha wadada isku xiridoonta deegaanada kalabayr iyo caluula ee gobolka bari ayaa ka qabsoomay magaalada bosaso ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...
Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho