Wasaaradda Arimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay Liiska Shaqsiyaadka soo qabtay xilka Wasiirka arimaha dibada...
Munaasabado ay xilalka kula wareegayeen Wasiirada arrimaha gudaha iyo dibadad Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho,iyadoo uu goob...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Dowlada goboleedka Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa si...
Xaflad uu xilka kula kala wareegayeen wasiirkii hore ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Khadro Axmed Ducaale iyo wasiirka cusub ee...
Markii ay ahayd sanadka 1960kii iyo 70aad, waxaa la oran jiray ‘Luulkii Badweynta Hindia. “Taasi waxay ahayd kahor tobaneeyo sano...
Africa Kulankani wacyigalinta ahaa oo uu soo agaasimay masaajidka Imaamu Bukhaari ee ku yaala magaalada Pretoria ee caasimada dalka South...
Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed SNTV iyo Radio Muqdisho waxa ay si toos ah idiinkugu soo gudbinayaan Munaasabadda furitaanka garoonka diyaaradaha ee...
Waxaa magaalada Garoowe ka socota qaban qaabo ku aadan sidii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmajo uu xariga uga...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa xaflad casho-sharaf soo dhoweyn iyo sagootin iskugu jirtay ku kala maamuustay Wasiirka cusub...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho