Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta oo Axad ah gaaray Magaalada Garoowe...
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalkiisa iyo Masuuliyiinta kale ee Wasaaradda Warfaafinta ayaa soo dhaweeyey Fanaanad Faadumo Cali Jaamac Nagruuma...
Waxaa maanta si rasmi ah loo dhaariyay wasiirada cusub ee Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisinta, Arrimaha Dibadda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa Goor-dhow ka degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamul-goboleedka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed cabdulaahi farmaajo iyo Wafdi Balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa u duulay magaalada Garowe ee xarunta...
Shan ka mid ah dhaawacyadii bishii December loo qaaday dalka Masar aya dib loogu celiyay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo xaaladooda...
–Marwada 1-aad ee Madaxweynaha JFS Marwo Saynab Cabdi Macallim ayaa shalay Qado sharaf wada qaateen fanaanad Faadumo Cali Nakruuma, Luul...
Sahanka Caafiimadka dalka iyo macluumaadka dadka Soomaaliyeed ayay Wasaaradda Qarsheynta dowladda Federaalka agaasinkeeda Xogaha Qaranka maanta ku qabtay magaalada Muqdisho....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed farmaajo ayaa Saaka dhagax dhigay Dugsiga hoose dhexe Xaawo Taako ee Degmada...
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ku difaacay Caafimaadkiisa inuu wanaagsan yahay, dib markii lagu sheegay inuu waalan yahay. Donald...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho