Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo kulankooda maanta uu shir guddoominayay guddoomiyaha Golaha shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,ayaa...
Saraakiisha Ciidamadda kumaandooska Soomaaliya ee Danab, ayaa guulo ka gaaray Dagaal ay la galeen kooxda nabadiidka ugus, waxaana uu ka...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jayte Cismaan oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Gobolka Hiiraan ay ka taagayn tahay...
Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan Madaxa Xukumadda Galmudug oo Warbaahinta Qaranka kula hadlay Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in ay u...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir ayaa ka horyimid go'aanka Maxkamada Gobolka Banaadir ee Dacwadii ka dhanka...
Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan...
Qoraalkeeygaan yar ee aan ku cabirayo dareen ka dhashay fal celinno aan la kulmay mudo todobaad ah oo aan ku...
Munaasabad lagu qabtay xarunta degmada Cabdicasiis ee gobolka Benaadir ayaa lagu dhagax dib u dayactirka lagu sameynayo garoonka cayaaraha ee...
Arday dhameystay waxbarashada heerka koobaad ee jaamacadda Soomaaliya ayaa maanta la gudoonsiiyay shahaaddooyin. Ardaydan oo ka koobneyd Todobaatan islamarkaana dhameysatay...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabbilay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane...
Hey'adda Xasan Kobac Foundation oo wakiil ka ah Sanator Xasan Kobac ayaa maanta Deeganka Maroodile Ka daah durtay Wajiga Labaad...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran ugu hambalyaynaysaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya aan walaalaha nahay munaasabadda Maalinta Aasaaska, taas oo calaamad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho