Xukuumadda Washington ayaa markale ku celisay in dalka Pakistaan laga jarayo dhammaan kaalmada dhaqaale ee dhanka ammaanka ee uu dalkaasi...
Wararka ka imanaaya Dalka Itoobiaya ayaa sheegaya in ay sii kordhayaan weerarada ay Qowmiyadda Oromada ay ku bartilmaameedsanayso bulshada Soomaaliyeed...
Wasaaradda Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tafaasiil dheeraada ka bixisay Labaynta iyo Dhismaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed kuwaasoo maleeshiyaadka Nabad...
Ciidamada Ammaanka Dowlad goboleedka Jubbaland ee ku sugan Degmadda Dooloow ee Gobolka Gedo, ayaa waxaa isku soo dhiibay Horjooge sare...
Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa Muddooyinkii ugu dambeeyey waxay waday qorsheyaal ay ku hormarineyso hanaanka Maaliyadeed ee...
Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo horumarinta maal gashiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta soo gaba-gabeeyey Booqasho Afar...
Wasiirka Arrimaha Dibedda Xukuumadda Soomaaliya ee cusub Mudane Axmed Ciise Cawad, waxa uu dhashay sannadkii 1955-tii heerarkiisa waxbarasho ayaa kala ahaa,...
Ujeedka Kullanka Maanta Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu la qaatay Howlwadeenada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Dalka...
Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa laga dareemayaa qaban qabaabada soo dhaweynta madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi...
Warar naga soo gaaray xaafada Khaliija ee magaalada Cape Town waxaa ay sheegayaan in daqiiiqado ka hor halkaasi lagu dilay muwaadin Soomaali ah...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho