Muqdisho, 1 November 2017----Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa la dar-daarmay ciidamo ka tirsan...
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee dawladda Federaalka Soomaliya ayaa maanta ku wareejiyay wasiir ku xigeenka Cadaaladda Dastuurka arrimaha Diinta Jubbaland,...
C/fitaax Cabdulle Yuusuf oo ah Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Shabeelaha Hoose oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay...
Bangiga aduunka ayaa maanta ogolaaday 400 milyan oo doolar oo dib loogu dhisayo degaanada Ciidamada Ciraaq ay ka xoreeyeen argagixisada...
Xaflad ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Cusub ee Goloha Degaanka Degmada Xudur ayaa maanta lagu qabtay isla magaalada Xudur, taasoo...
Booliska Queensland ayaa xaqiiyay in maydka haweeney ay ka heleen koofur bari Brisbane uu yahay Naima Hassan oo 27 jir Soomali...
Dr: Axmed Cali Daahir Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Soomaaliya ayaa ugu horay kaga mahad celiyay Warbaahinta Dalka howsha ay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan, ayaa u mahadceliyay masuuliyiinta ka kala yimid Gobolada dalka oo dhan,...
Safiirka Soomaaliya ee Tanzania Mudane Maxamed Xasan Cabdi ayaa u sheegay Warbaahinta Qaranka in dadka dadka xabsiyada laga sii daayay...
C/fitaax Cabdulle Yuusuf oo ah Guddoomiye ku xigeenka Maamulak iyo Maamliyadda Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose oo la hadlay Raio Muqdisho...
Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda...
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo...
Muqdisho(SONNA):-Booliska Soomaaliya oo diyaargarow ugu jira Xuska Sanad Guurada 82-aad ee kasoo wareegatay Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta tababar usoo xiray gabdho ka tirsan Ciidanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho