Waaxda Howlaha Guud ee Dowladda Hoose ee Xamar ayaa maanta dayactir ka bilowday Degmada Hodan oo ka tirsan Degmooyinka Gobolka...
Dowladda Talyaaniga ayaa markii u horresay qaabishay 162 Muhaajiriin ah oo lau soo qaaday laba Diyaaradood nooca Ciidamada ah oo...
Madaxweynaha Falastiin Mahmoud Abbas ayaa ugu yeeray Midowga Yurub in uu ku dhaqaaqo qorshaha nabadda Israel iyo Falastiin. Abbas ayaa...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si buuxda u codayay in lagu soo rogo ciqaab adag oo ku aaddan Waqooyiga...
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cadi Maxamed ayaa hambalyo u diray xulka kubbadda cagta dowlad goboleedka Jubaland oo...
Wasiirka Wasaaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Salaad Omaar ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ku...
Munaasabadaan oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qeybgalay mas'uuliyiin ka kala socotay Safaaradaha...
Guddoonka Golaha Shacabka ayaa kulan soo dhoweyn ah u sameeyey wefdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland oo Muqdisho booqasho...
Kulan lagu wacyi gelinayay Haweenka degaannada Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay Magaalada baydhabo oo xarun ku meel gaar...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho