Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa uga digay dowladaha iyo shirkadaha shisheeye inay ku...
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/1763103247083793/
Daawo warbixin ka hadlaysa carruur badan oo uu soo ritay cudurka shuban biyoodka, kuwaasi oo lagu dabiibayo Isbitaalka Banaadir ee...
Ra’iisalwasaare Xigeenka Soomaaliya Muddane Mahdi Mohamed Guuleed iyo Wafdi uu hogaaminayo iyo xubno ka tirsan golayaasha Baarlamaanka iyo Wasiiradda ayaa...
Madaxwaynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta, iyo hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Nairobi ee caasimada Dalka Kenya,...
Mike Pence Madaxwayne ku xigeenka Mareykanka ayaa sheegay in Go’aanka Kuuriyada Waqooyi ee ku aadan in hogaamiyahooda uu la kulmo...
Maanta ayaa lagu wadaa in si rasmi ah uu u furmo kalfadhigii Seddexaad ee Baarlamaanka Soomaaliya iyadoo uu ka qeyb...
Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan ayaa kala saxiixday Isfahan heshiis iskaashi (MOU) kaasi oo ku saabsan sidii dowladda Pakistan ay Soomaaliya...
Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cali Gacal Caris ayaa Mudanayaasha Baarlamaanka Galmudug ka dalbaday inay yimaadaan magaalada Dhusamareb ee...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho