Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle oo hogaaminaya Wasiirrada Maaliyadda ee Dowlad Goboleedyada ayaa Kormeer shaqo ku tagay Deegaanka ...
Munaasabada ballaaran oo lagu soo geba gebeynayay xuska sand guuradii 74-aad ee aas aaska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xalay ka...
Ciidanka Booliiska soomaaliyeed waa ciidanka ugu faca weyn ciidamad qalabka ama sida kale haddaan u dhigno Waxaa lagu tilmaami karaa...
Muqdisho, December 20, 2017--Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka qeyb galay sannad-guurada 74-aad ee aas-aaska...
Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa maanta dib ugu laabtay Gobolka Galgaduud, kaddib heshiiskii ay wada galeen...
Akaadiimiyadda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal Kaahiye waxaa maanta ka dhacday munaasabad lagu xusayo sanad guuradii 74-aad ee ka soo...
Shir looga hadlayey qaabka loo sameyn karo Sharciga Abuurka Beeraha ee Soomaaliya oo Seddexdii Maalin ee la soo dhaafay ka...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ay wehlinayaan Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidamada Booliska ayaa...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray dhammaan Ciidammada Booliska Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, munaasabadda 20-ka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho