Gudoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadam Najax oo u waramay Radio Muqdisho waxa uu ka digay dhulalka la kala iibsanayo...
Wafdi uu horkacaayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa gaaray...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa shalay booqday Taalada loo...
Ciidanka Boliiska Gobolka Hiiraan ayaa gacanta ku dhigay Hub iyo walxaha qarxa, kadib markii ay howlgallo ka sameeyeen xaafado ka...
Dadkan maxabiista ah oo ku xiran Xabsiya kala duwan oo kuyaala Wadanka Cumaan ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya iyaga oo...
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan ( Eng. Yarisow) ayaa sheegay in olalihii nadaafadeed ee ugu...
Muqdisho, 28 Feb 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee...
Wasaaradda SHaqada iyo arrimaha bulshada Dowladda Soomaaliya ayaa ku wargelisay dhamaan hay’adah Dowladda Soomaaliya in maalinta beri ay tahay maalintii...
Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna ku-simaha Ra'iisulwasaaraha Mudane Mahdi Maxamed Gulleed (Khadar) ayaa maanta shir gudoominayay shirkii horumarinta...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho