Xulka Kubadda cagta ee Gobolka Banaadir ayaa markale guul ka gaaray tartanka cayaaraha ee Maamul Goboleedyada ee ka soconaya Muqdisho,...
Waxaa maanta la daahfuray Istiraatiijiyadda Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka shanta sano soo ee socota oo qeexeysa arrimo ay...
Aqoon isweydaarsigan kusaabsanaa la socodka iyo islaxisaabtanka howlaha Booliska oo soocnayay laba maalmood ayaa waxaa maanta soo xiray wasiirkuxigeenka wasaradda...
Kulanka mudanayaasha golaha shacabka oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,waxaa ugu horeyn golaha uu...
Gudoomiyaha gobalka shabeellaha dhexe Axmed Meeyre Makaraan iyo saraakiil ka tirsan dowlad gobaleedka hirshabeelle iyo meleteriga dawladda federaalka soomaaliya ayaa...
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo siyaasadda ee maamulka Gobalka Hiiraan Xuseen Cusmaan Muumin oo la hadlay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA,...
Dalka Qadar ayaa sheegtay in ay soo iibsan doonto 24 diyaaradaha dagaalka gar ahan ku waa waxa basaasa qaymo ahan...
Lacago ay iska soo uruuriyeen Haweenka Gobolka Banaadir ayaa xalay waxaa dhiira gelin looga dhigay Ciidamada ilaalinta magaalada Muqdisho,iyadoo mas’uuliyiin...
Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la dejiyay inta u dhaxeyso deegaanka Ceelasha Biyaha iyo degmada Afgooye ee...
waraarka laga helayo dalka Myanmar ayaa sheegay in ay jiraan Kufsi loo geeystay haweenka Rohingya waxana lagu Eedaynaya ciidamada amaanka...
Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu talagalay Ciidda u qeybiyey hooyooyin iyo carruur ku jira Isbitaalka Xoogga,...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho