Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo kulanka shir gudoominayay ayaa ugu horeyn ka tacsiyadeeyay geerida Madaxweynihii hore...
Kulankan ayaa ahaa wajigii koowaad ee lagu daagfurayay Wadatashiga Siyaasadda Tabarada Qaranka kaasoo muddo aad u fog ay ugu dambeysay...
Markii ugu horeysay ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ay bilowday qorshe muhiim u ah shacbka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwoodi oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in heshiisyada horumarineed ee Soomaaliya ay la saxiixatay dowladaha Maraykanka...
Gudoomiyaha gobolka Sh/Hoose ayaa maanta kormeeray goob laga dhisayo xarunta cusub ee uu ku shaqeeyndoono maamulka gobolkaasi. Mudane Ibraahim Aadan...
Wasaaradda arimaha dibada ee Mareykanka ayaa safaaradaha iyo Shaqaalahaba uga digtay jawaab celin careysan oo ka imaan karta go'aanka Madaxwaynaha Mareykanka...
Inta badan shirarka wadatashiga ee dhexmaray dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada, waa kuwo u dhacay si habsami leh oo ka...
Ciidamadda xoogga dalka ayaa hawlgalo ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan Gobalka Shabeellaha dhexe waxay ku sifeeyeen Jidgooyooyin ay dhigteen...
, Maamulka Gobolka Banaadir (BRA) ayaa bilaabay dhaqaalaha Nidaamka Macluumaadka Maamulka (FMIS) oo qayb ka ah maareynta maaliyadda guud iyo...
Khilaaf aad u xoogan ayaa soo kala dhex galay Horjoogayaasha ugu sareeya Argagaxisada Al shabaab, taasoo sababtay in Horjoogaha ugu...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho