Munaasabada dhameestirka Heshiiska dowlad goboleedka Galmudug iyo Ahlu sunna waljamaaca ayaa maanta lagu qabtay magaalada Dusmareeb ee ee Xarunta dowlad...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen. Xuseen Xasan Cismaan oo la hadlay Qaar ka Mid ah Saraakiisha Ciidamada Asluubta ayaa waxuu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta booqday Xerada taliska qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ee ku...
Ciidamada Xoogga dalka qeybra 43-aad ayaa Kooxda Nabadiid Al-Shabaab ka saaray degaanka Baar Sanguuri oo qiyaastii Magaalada kismaayo u jirta...
Wafdi uu hogaaminayo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta...
Akadeemiyada, Cilmiga, Dhaqanka Fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed ayaa diyaar garoow ballaaran ugu jirta xuska maalinta qorista Afkeenna hooyo, taasoo ku...
Dowladda Ethiopia ayaa xabsiga ka sii deysay hogaamiyihii Mucaaradka dalkaasi oo mudo ka badan sanadka xirnaa. Tallaabadaan ayaa timid labo...
Munaasabad loogu magacdaray Dhiirrigelinta Ubaxa Caddaaladda iyo sare u qaadista barashada caddaalada ayaa wasaaradda Cadaaladda ee X.F.S. waxey u qabatay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi "Farmaajo" oo kulamo wada tashi ah kula qaadanaya magaalada Dhuusamareeb qeybaha bulshada ayaa...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale oo ay wehlinayeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Federalka...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho