Magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa lagu wadaa in ay ka dhacdo munaasabada ballaaran oo lagu soo geba...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda ee uu ku marayo qeybo ka...
–Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo xalay ku hooyday Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa kulamo la leh...
Magaalada Kismaayo ee Xaruunta Gobolka Jubbada hoose ahna Caasimadda kMG ah ee Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee jubbaland ayaa maanta waxaa...
Wafdi isugu jira Wasiro iyo xildhibaano ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa gaarey Magaalada Cadaado oo ah xarunta kMG ah ee...
Marti sharaftii kasoo qeybgashay Munaasabadda oo isugu jiray Wasiirro, Xildhibaano, Siyaasiyiin, Aqoonyahanno, Qorayaal iyo Ardaydada Jaamacadaha wax ka barta waxay...
mudanayaal kamid ah labada gole ee baarlamaanka soomaali oo ku sugan magaalada beledweyne ayaa maanta waxaa ay kulan laqaateen qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo maanta ka soo amba baxay...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Taabid Cabdi Maxamed oo shir Jaraa’id ku qabatay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay xiliga...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho