Maamulka Hawada Soomaaliya ayaa maqneyd muddo ku dhow 27 sano, taasi oo laga maamulayay Wadamada Deriska la ah Dalka, iyadoo...
Xildhibanaoka tirsan Maamulka Hirshabeele oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ugu baaqay Golaha Wasiirada Cusub ee Maamulkaas...
Wasaaradda Amniga Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay Howlgalo Maleeshiyaadka Nabad diidka ah ee Al shabaab looga...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in duqaymaha xagga Cirka ah ee ay Diyaaradaha Maraykanku ka geystaan gudaha Soomaaliya ku dhaawacmeen Labo...
Madaxweynihii hore ee Dowladda KMG ahayd ee Carta Dr.C/qaasim Salaad Xasan oo ku sugan Dalka Masar ayaa siweyn uga hadlay...
Dawlada Ruushka ayaa lagu eedeyay in ay geeysay shidaal Kuuriyada waqooyi shidaalkan ayaa lasheegaya in Markab Ruushku leeyahay uu ku...
Wadatashiga iyo wadashqeynta Wasaraadda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee dowladda Federaalka iyo Wasaaradaha Gaadiidka ee dowlad goboleedyada ayaa looga hadlay...
Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa tilmaamay inay shacabka Soomaaliyeed iyo Dowladduba u...
Mudane Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya oo ka qeybgalayay barnamijka kulanka Todobaadka ee ka...
Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo...
Maamulka Warbaahinta Qaranka ayaa abaalmarin lacageed guddoonsiiyay tartamayaasha degmooyinkii kaalimaha 1-aad, 2-aad iyo 3-aad ka galay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflad si rasmi ah loogu shaacinayo, natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho