Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Koofun Afrika, Jamaal Maxamed Barroow oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Safaarada Soomaaliya ee...
Ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay, ayaa soo bandhigay Horjooge sare oo ka tirsanaa...
Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa magaalada Ankara ku kala saxiixday heshiis wax is dhaafsi oo dhinacyo badan leh, markii uu...
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug,...
Duqa Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug ee Galmudug Xirsi yuusuf Bare oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya...
Wafdi uu hugaaminayo taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay wehliyeen, xildhibaanada labada aqal ee laga soo doortay deeganadaasi, Saraakiil...
Madaxweynaha Soomaaliya oo xalay ku hoyday magaalada Boosaaso,ayaa inta uu joogo waxaa lafilayaa in kulamo kaladuwan uu la yeesho bulshada,waxgaradka...
Wafdi uu hugaamino Sayid cali sheekh maxamed Gudoomiye ku xigeenka gudiga Madax banaan ee doorashooyinka qaranka oo maal mahaan socdaal...
Wararka laga helaya deegaano iyo Gobolo kamid ah Dalka Kenya ayaaa sheegaya in cudurka Kaduudiyaha loo yaqaano uu faraba’an uu...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho