War qoraal ah oo ka soo baxay taliska ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Africa ee loo yaqaano AFRICOM, ayaa lagu sheegay...
Xaflad soo dhoweyn ah oo xalay xarunta Madaxtooyada KMG ah Dowlad Goboleedka koonfur galbeed ee Magaaladda Baydhabo loogu qabtay Xubnaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay munaasabad lagu maamusayey dib u soo celinta maamulka hawada Soomaaliya....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay in dowladda ay wado dadaaladii ugu dambeeyey ee...
Ciidanka sida gaarka ah ee u tababaran ee Danab, ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen degmadda Wanlaweyn ee gobolka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Wali Jaamac Xuseen Gorod, ayaa maanta tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan...
Shaqaalaha Dowladda Hoose ee Xamar,ayaa Maanta Ka Qeyb Qaatay Ololaha Nadaafadda Billaha ah oo Bishii Mar Laga qabto Maagaladda Muqdisho,...
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya halkaasi oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray xarunta cusub ee Maamulka Hawada Soomaaliya. Munaasabadda furitaanka xaruntaasi...
Hormarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa waa mid meel sare ka jooga Madaxda Qaranka kuwaas oo si-weyn u dhiiri galiya Barnaamijyada...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho