Haddii aan idiin hor mariyo tafsiirka ay culumadu saareen waxay isku raaceen in الرَّحْمَنِ tahay naxariista guud ee gaal iyo...
Madaxa Qaramada Midoobay ugu sarreeya Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay ansixintii dhowaan la ansixiyay miisaaniyadda federaalka ee dalka, taas oo ah ...
Wafdi ka socda Dowladda Turkiga ayaa gaaray Magaalada Cadaado ee Xauunta ku meel gaarka ah Maamulka Galmudug Gobolada dhexe waxaana...
Munaasabadda laguu sagootinayay koxda Kubabab Cagta ee Jubbaland waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare,Mudane Xasan Cali Kahyre Ra’iiisul Wasaaraha...
Maamulka Galmudug ayaa Dhisme ku bilaabay Garoonka Magaalada Dhuusamareeb ee Xaruunta Gobolka Galguduud ahna Caasimada rasmiga ah ee Maamulka Galmudug....
Xabad joojin ay dhawaan kala saxiixdeen dowladda Suudaanta Koonfureed iyo falaagada hubeysan ayaa ka dhaqan gashay dalkaasi, tallaabadan ayaana ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa ugu baaqay Bulshada Soomaaliyeed in ay ka shaqeeyaan Dhismaha Qaranka Soomaaliya....
Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka kulankiisii sedexaad ayaa ku soo gebagaboobay magaalada Garoowe, waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ka koobnaa...
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho