Siminaarkan oo socon doono muddo saddex maalin ah ayaa waxaa si wadajir ah usoo qabanqaabiyey Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka...
War ka soo baxay taliska ciidamada militariga Mareykanka ee Afrika ee (Africom) ayaa siweyn loogu ammaanay rajada dowladnimo ee Soomaaliya,iyadoo...
Ganacsade Soomaali ah ayaa lagu soo waramayaa in koox hubeysan ay goor-dhawd ku dhex dileen gaari uu watay xili uu...
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa Maanta tababar Muddo saddex maalin u socday 50 Kallumeysato oo...
Waxaa Maalinta afraad hakat oo ku jiraa howlaha hay’adaha samafalka ee ka howlgala xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab tani ayaa ka...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta ka qayb galay kulan ka dhageysiga Dadweynaha ee Miisaaniyadda 2018 ka....
Wasarada Kaluleysiga iyo Qayraadka Badda Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa Maanta Tababar Mudo 3 Maalmod uga Socday Hotel Qiilmaaye 50 Kalumeysato...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex arday oo Soomaaliyeed oo...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta Masar u...
Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee BJFS, iyagoo gudanaya waajibaadkooda shaqo, ayaa maanta xafiiskooda ugu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho