Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Zubeeyr oo ay wehlinayeen La-taliyaha Arrimaha Warfaafinta,...
Tan iyo intii ay Dhalatay Dowladda Shacabka ee ay Hogaaminayaan Mudane Max’ed C/llaahi Famaajo Madaxweynaha JFS, Iyo Ra’iisul wasaare Xasan...
Koox cusub oo kamid ah ciidanka qaranka Burundi (BNDF) ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, kuwaas oo hal sano oo...
Xubnaha golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay sharciga Isgaarsiinta dalka oo dhowaan Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib u heshiisiinta DFS Mudane Cabdi Faarax...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kahyre ayaa furay imtixaan laga qaadayo qaar kamid ah ardayda dugsiyada sare...
Wasiika UK ee Africa, Rory Stewart, ayaa booqashadii ugu horeysay ku yimid Soomaaliya isagoo booqday magaalooyinka Mogadishu iyo Hargeisa. U...
Wefdigaan uu hogaaminayay Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee dowlad goboleedka Galmudug Xasan maxamed warsame oo isugu jiray mas’uuliyiin ganacsato...
Shilkani ka dhacay Dekedda magaalada Berbera ayaa yimiod kadib markii xalay ay isku dheceen labo markab oo halkaasi ku xirnaa,...
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sugan magaalada Qaahira ee dalka Masar, halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...
Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho