Wasaaradda Amniga Xukumada Soomaaliya ayaa Faahfaahin ka bixisay Gaari lasoo buuxshay Waxyaabaha Qarxa ay Ciidamada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka...
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Mahad Cabdalle Cawad ayaa ku baaqay in la joojiyo Dagaalka Deegaanka Xeraalee...
Dagaalkan oo u dhexeeya maleeshiyo beeleed ayaa dib uga soo cusboonaday degmada Ceel-Afweyne ee gobolka Sanaag kaasi oo geystay khasaare...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka kataagan...
Dowlad Goboleedka Galmudug waxay aad iyo aad uga xuntahay dagaalada maantay kasoo cusboonaaday magaalada Xeraale ee Gobolka Galgaduud. Waqtigaan oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka kataagan...
Waxaan halkan idinkugu soo gudbinaynaa Natiijada Imtixaanka Qaran ee dugsiyada sare oo ay dawladda Soomaaliya ka qaaday 20-ka bishii May...
Ku dhawaad 16,000 (lix iyo toban kun) oo ardey oo ka mid ah ardayda sanadkan u fadhiisatay Imtixaanka shahaadiga ee...
Dood cilmyeedkan waxaa soo qabanqaabiyey dhallinyarada G/Benaadir, waxaana soo buux dhaafiyey dhallinyaro aad u fara badan oo ka kala timid...
Muqdisho, 20 July 2017 - Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey...
Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...
Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho