Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mudane Wang Yu ayaa...
Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa shir guddoomiyey kulan gaar ah oo heer...
Wasiirka Wasaaradda hawlaha guud, dib u dhiska iyo guryeynta Xukuumadda Federaalka you Cabdi Cali (Dhaay) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha...
Guddiga Santuuqa Hormarinta Dagmada Gaalkacyo ee Galmudug oo ay wehliyeen Masuuliyiinta Maamulka Dagmada, ayaa Maanta si wadajir ah u bilaabay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar shaqo ku tagay magaalada Baydhabo, halkaas oo ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mudane...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle oo la kulmay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Diiwaan-gelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha -NIRA,...
Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo uu wehliyo guddoomiye ku xigeenka hay’adda Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa maanta...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macalin Fiqi, iyo Wafdi uu hoggaamanaayo, ayaa maanta ka qaybgalay meertada...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ) ayaa tababar aqoon kororsi ah oo socday muddo labo maalin ah ugu soo xirtay...
Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...
Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho