Muqdisho, April 05, 2017 - Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta si...
Xafladan uu xilka kula wareegay wasiirka cusub ee wasaaradda Owqaafta iyo Arimaha Diinta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ka qeybgalay...
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, haatanna ah Gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha shacabka Soomaaliya Xildhibaan C/weli Ibraahim...
Xubnaha aqalka sare ayaa yeeshay kalfadhigii 1aad kulankiisa 17aad waxaana soo xaadiray 31 mudane ajanduhu waxa uu ahaa akhrinta ka...
Kormeerkan oo uu Wasiirka Amniga Dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ku kala Bixiyey Qaarka Mid Saldhigyadda Dagmooyinka Gobolka...
Ugu yaraan 6 qof oo rayid ah ayaa ku dhimatay qarax gaari oo barqonimadii maanta lala beegsaday maqaayad ku taalla...
Deeqdaan ayaa waxaa ugu deeqay Barakacayaasha ku nool dhismihii hore ee Baar Xaraf ee KM13 Ururka Shaqaalaha Caafimaadka waxaana ay...
Xaflada xil wareejinta ah oo lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Cadaaladda ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qayb galay mas,uuliyiin ka...
Faahfaahin dheeri ah ayaa kasoo baxayso qarax ka dhacay Maqaayad ku taal agagaarka wasaaradda Dhalinyaradda iyo Isboortiga , waxaana ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...
Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho