Tababaraha naadiga kubbadda cagta Gaadiidka Edward Karanja, ayaa la sheegay in uu iska casilay xilka leylinta ciyaaryahannada Gaadiidka. Ninkan oo...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed re NISA ayaa deeq isugu Jirta lacag, Raashin iyo Dawo ku wareejisay gudfiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maalinimadii shalay kulan gaar ah kula qaatay Aqwalka Boqortooyada Boqor...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu horeeyey kadib ansixintii Baarlamaanka ee shalay 29 Maarso 2017....
Deeqdaan raashinka oo isugu jirtay Bur ,Bariis Sokor, Timir, Baco iyo lacago ayaa shalay loo qeybiyay qoysaska barkacayaal ah oo...
Maanta ayaa lagu wadaa in Golaha Wasiiradda Xukuumaddii uu soo magacaabay ra’isul wasaare kheyre ay yeeshaan Kulankoodiii ugu Horeeyey kaddib...
Shir Madaxeedkii 28 ee ururka jaamacadda carabta ee ka Socday Wadanka Urdun ayaa shalay galab waxaa lagu soo gabagebeeyey Magaalo...
Qadar lacageed oo ay ka jareen mushahaarkooda shaqaalaha Madaxtooyada Garoowe ayaa waxa ay shalay 29, March, 2017 ku wareejiyeen xubin kamida...
Muqdisho, Maarso 30. 2017----Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Casho sharaf u sameeyey Xildhibaanada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...
Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho