Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa markii ugu horreysey ka doodey in caalamka laga mamnuuco hubka nukliyeerka. In ka badan...
Muqdisho, Maarso, 28.2017--------Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir...
Saddex carruur ah ayaa ugu geeriyootay deegaanka Yeed ee gobolka Bakool xanuunka shuban biyoodka halka 15 kale ay iminka la...
Xildhibaano ka tirsan labada gole ee baarlamaanka Jamhuuriyadda , saraakiil ciidan iyo mas,uuliyiinta wasaaradda Gadiidka Cirka iyo Dhulka ayaa garoonka...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya wadanka Kuwait Danjire Cabdul qaadir Amiin Sheikh ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan...
Madaxda dalalka Jaamacadda carabta ayaa berito oo ku began 29-ka bisha Marso lagu wadaa in dalka Urdun ay kaga qeybgalaan...
Ciidamada Milatariga Kenya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa sheegay in ay in 31 ka tirsan maleeshiyaada Al-shabaab ay...
Kulankan oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Care ayaa waxaa looga hadlaayey sida ugu Haboon ee wax looga qaban karo Baahiyadda...
Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Axmed Meyre Makaraan ayaa Maamuladda degmooyinka gobolkaas ugu baaqay in ay u diyaar garoowaan Fatahaado laga yaabo...
Madaxweynaha dowladda Goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble iyo wafdi uu hogaaminayo oo howlo shaqo u jooga Beledweyne ayaa dadaal ugu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...
Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho