Dalka Mareykanka maanta waxaa ka dhacaysa xafladda caleema saarka madaxweynaha cusub ee waddankaasi Donald Trump oo ah madaxweynihii 45 aad....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” iyo Guddoomiye ku xigeenka koobaad ee Golaha Shacabka Mudane...
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta iyo dalxiiska ee Soomaaliya iyo wafdiga uu hogaaminaayo ee ku sugan Dalka Jabuuti ayaa Maanta...
Guddiga Qaban qaabada Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ayaa joojiyay qabashada Araajida Musharaxiinta u tartamaya xilalka Guddoonka Aqalka Sare ee dalka....
Wafdi ka socday Wasaarada Warfaafinta oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti ayaa maanta Booqday Xarunta Idaacada iyo Taleefishinka RTD ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan looga hadlay sidii looga qeyb-geli lahaa gurmadka abaaraha la yeeshay diblomaasiyiinta dalalka Jaamacadda Carabta iyo...
Doorashada Xubnaha Golaha Shacabka gaar ahaan xubnaha ka soo jeeda Gobollada Waqooyi oo maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho ayaa lagu...
Ciidamada Senegal ayaa sheegay in milatariga galbeedka Afrika ay tallaabo ka qaadi doonaan Gambia, haddii aan Madaxweyne Yahya Jammeh uusan...
Kulanka looga hadlyay qaabka loo fulin karo qorshaha Horumarinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeybgalay Wasiir...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay danjiraha cusub ee Boqortooyada Sacuudiga u soo magcaabdey Soomaaliya. Madaxweynaha...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho