Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waraaqaaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee dalka Yemen u fadhin doono...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ay weliyaan hoggaamiyeyaasha madasha watashiga Qaran, ayaa maanta kulan la qaatay xubno guddiyo ah oo qiimeyn...
Kulanka looga hadlayey qorshaha Wasaaradda caafimaadka 2017 Ilaa 2021 ee shanta sanno ee socotaa ayaa waxaa ka qeyb galay ma'suuliyiin...
Saraakiisha Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xaqiijiyay iney dileen Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab, markii ay howlgallo ka sameeyeen deegaanka Beexaani...
Allaha u naxariistee waxaa Xalay Gurigiisa oo ku yaalla Xaafadda Axmed Dhagax ee Magaalada Hargeysa ku geeriyooday Mujaajilliistihii weynaa ee...
Labo gabdhood oo Soomaali ah ayaa lagu dilay Magaalada Ottawa ee dalka Canada , iyadoona meydka labadaan gabdhood lagu qariyey...
Qaliinkaan oo dhinaca aragga ah ayaa waxaa ka faaiideystay qaar kamid ah dadka barakacayaasha ah ee ku nool magaalada Muqdisho,...
RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Cumar, ayaa kulan la qaatay Wasiirka ku xigeenka Arrimaha Dibadda...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug, si uu...
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho