Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa waxa ay gaareen Degmada Qandala ee Gobolka Bari....
Xaflad kooban oo maanta lagu qabtay xarunta iskuulka Hoose, Dhexe ee Dhagax Tuur ayaa xiriirka cayaaraha Cheeska Soomaaliyeed waxaa uu...
Agaasimaha guud ee wasaaradda haweenka iyo xuquuqul Insaanka mudane C/qani Sheekh Cumar oo wareysi siiyay Telefishinka Qaranka "SNTV" ayaa ka...
Tirakoob ay sameysay Wasaradda Qorsheynta dalka Ciraq ayay ku soo banhigtay tirada Haweynka carmalka ah ee dalkaasi , waxayana sheegtay inay...
Wareegto uu soo saaray madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeele Cali C/laahi Cosoble, ayaa xil ka qaadis lagu sameeyay mas'uuliyiin ka tirsan...
Labadii nin ee ka dambeeyay weerarkii lagu qaaday Masjidka Nabigeena Muxamed NNKH ee magaalada Barakeysan ee Madiina ayaa lagu diley...
Ciidanka ammaanka Xuduudaha ee wadanka Suudaan ayaa xiray 115-ruux oo Muhaajiriin ah kuwaasi oo u kala dhashay wadamada Soomaaliya iyo...
Janaraal Raheel Sharif, oo ahaa taliyihii hore ee ciidanka dalka Pakistan ayaa loo magacaabay in uu hogaa,iyo isbaheysi militiri oo Sacuudi...
Munaasabadaan ayaa ka koobneynd Sanadguradii 44aad ee ka soo wareegatay aasaskii Iskaashatooyinka iyo furitaanka Xarunta ay ku shaqaeynayeen oo dib...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa hambalyo ku aaddan sannadguuradooda 47-aad u diray ciidanka hey’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka kaddib munaasabad...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho