Ciidamada Ilaalada Xeebaha Dowlad Gobolleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa doonidaan laga lahaa Dalka Yemen oo ay Saar Nayeen 39 bad-maaxiyiin...
Midowga Yurub ayaa kaalmo lacageed ugu yaboohay Dalal ay ka mid tahay Soomaaliya, taas oo loogu tala galay in wax...
Afhayeenka AMISOM oo wareysi gaar ah siiyay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegay in ciidamadooda ay dileen 25-Neef...
Dalka Turkiga oo weli ka sococodo xukunkii Deg degga oo dalkaasi la geliyay isku daygii Inqalaabkii dhicisoobay kadib, ayaa la...
Nana Akufo-Addo, ayaa loo dhaariyay xilka cusub oo ah madaxweynaha dalka Ghana kadib markii uu bishii la soo dhaafay uu...
Taliyaha ciidanka dalka Uganda Gen. Katumba Wamala oo dhowaanahan booqasho ku joogay dalka, ayaa waxaa uu kormeerey fadhiisanka ciidanka midowga...
Guddoomiyaha Barlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir oo maanta Warbaahinta shir jaraa’id ugu qabtay magalaada Muqdisho ayaa shegay in...
Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Shabeelaha Hoose Maryan Muqtaar Axamed ayaa ka hadashay xaaladda haweenka ku sugan gobolka, iyadoo intaa ku...
Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya, guddoomiyaha Degmada Kaaran iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu furayey shaqa abuur...
Guddiga abaaraha Qaranka ayaa bilaabay kulamo ay la yeelanayaan, musharixiinta Mas’uuliyiinta dowladda iyo Ganacsatada, kuwaasi oo ay ujeedoodu ay tahay...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho