Madaxweeyne Maxamedu Buhaari ayaa waxaa uu sheegay maalintii shalay ahayd meelihii ay haaysteen kooxda argagixisada ah ee Boko Haraam ee...
Diyaaradaasi waxay Isgaarsiinta Raadaarka ka luntay 20-daqiiqo kadib kolkii ay ka kacday garoon diyaaradeed oo lagu magacaabo Adler ,kaas oo...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ibraahim Iidle Sulaymaan ayaa shaaciyay in garsoorayaasha ku sugan gobollada dalka ay muhiim tahay in lamideeyo...
Madaxweynaha Dalka Yaman Cabdi Rabbi Mansuur Haaddi ayaa shalay warqadaha qoonsiga ka guddoonmay safiirka Soomaaliya ee dalka Yaman Cabdullaahi Xaashi...
Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) oo kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay 15 – 24 Disembar 2016-ka ayaa ahaa...
Maamulka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa caawa shaaciyey xiliga rasmiga ah ee ay dhaceyso munaasabadda furitaanka KalfadhigaGolaha Shacabka. Xoghayaha guud ee Golaha...
Hoos ka aqriso war saxaafadeedka ay soo saareen gudiga xalinta khilaafaadka. Warsaxaafaeed GMXKHD 24 12 2016
Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen.C/qaadir Shire Faarax (Erag) oo Howlo shaqo u jooga Gobalka Mudug ayaa Maanta kormeeray Booliska ku...
Munaasabadan oo si qurux badan loo soo agaasimay ayna si wada jir ah uga soo qeybgaleen qeybaha kala duwan ee...
Kulankan oo ka dhacay magaaldda Muqdisho ayaa looga hadlay qaabka ugu wanaagsan ee looga shaqeyn karo xuduudaha maamul goboleedyadda dalka....
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho