Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan kuugu soo gudbineynaa sawirada 73 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka booliska oo ku...
Shirkan oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Wasaaradda Ganacsiga tan Maaliyadda iyo Bangiga Aduunka ayaa ka dhacay Taariiqdu...
Madaxweynaha J.F ee Soomaaliya Md: Xasan Sheekh Max’uud ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay gabadhii ugu horreysay ee Soomaali ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo taliyaha ciidammada Boliiska Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho uga qeyb-galay munaasabadda xuska 73-aad ee ciidammada Boliiska Soomaaliyeed....
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa 73 guurada aas-aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay dhamaan Ciidanka Boliiska....
Safiirkii Dowladda Ruushka u fadhiya Dalka Turkiga , Andrei Karlov ayaa lagu dilay weerar ka dhacay Caawa caasimadda dalka Turkiga....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo ah oo ku aadan xuska sanadguurada 73 –aad ee...
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta hambalyo ku aadan xuska 73 guurada ka soo...
Booliska Dalka Canada ayaa gacanta ku dhigay Muscab C/raxmaan Axmed Nuur oo ay ku eedeeyeen in uu ka dambeeyay dilka...
Wasaaradda Batroolka & Macdanta waxay soo dhaweynaysaa go’aankii Xafiiska Musuq Maasuqa Daran ee Boqortooyada Ingiriiska uu ku soo afjaray baaristii...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho