Qarax aad u xoogan ayaa laga maqlay agagaarka Xarunta Hooyooyinka ee Magaalada Muqdisho, qaraxaan ayaan weli wax faahfaahin laga helin. Lama...
Mas'uuliyiinta Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa xalay magaalada Muqdisho ku guddoonsiiyay Xildhibaanada labada Aqal ee dowladda federaalka ee dhowaan lagu soo...
War qoraal ah oo ka soo baxay Gudiga xalinta khilaafaadka ayaa waxaa lagu laalay 11 kursi oo ka mid ah...
Kadib markii doorashadda 2da aqalka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ay ku soo gabagabowday xarumaha maamul gobeedyadda dalka aya maanta waxa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa booqasho ku tagay maanta Isbitaalka Sheekh Sayd iyo xarunta safaaradda Imaaraadka uu ku leedahay Magaalada Muqdisho....
Muwaadiintan ayaa lagu gubay goobtooda ganacsi oo ku taalla duleedka magaalada Pretoria ee K/Afrika,xilli habeenimo ah oo roob xoogan socday....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa sheegay in 15-ka bishaan uu furmi doono fadhigii ugu horreeyey ee Barlamaanka cusub, isagoo dhanka kalena...
Hay'ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliyeed ayaa soo bandhigtay fursado shaqo oo ay ka faaideysan karaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee wax baratay...
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Munaasabad heerkedu sareeyo Kismaayo ugu qabtay xubnaha labada Aqal ee...
Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...
Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho