Maxkamadd ku taala Jasiiradda Seychelles ayaa sii deysay 5 muwaadin oo Soomaali ah oo ku eedeysnaa falal burcadbadeednimo ah. Garsooraha...
Doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Dirta Waqooyi ayaa goor dhow ka bilaabatay magaalada Muqdisho, waxaana markiiba la doortay mid kamid...
Waxaa magaalada Cadaado ee xarunta KMG u ah dowlad goboleedka Galmudug saaka lagu doortay Wasiir ku-xigeenkii hore ee Warfaafinta Mudane...
Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu xusayay dhalashada Nabigeenna Muxamad N.N.K.H ayaa xalay lagu qabtay masjidka Al.Raxma ee magaalada...
Doorashada Aqalka Hoose ee ka socotay Magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta lasoo gaba-gabeeyey. Doorashada oo ay...
Waxaa maanta lagu wadaa in mar kale magaalada Muqdisho ay dib uga bilaabato doorashada golaha shacabka ee xubnaha gobolada waqooyi,...
Madaxweynaha Jamhuuriyad Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay shir madaxeedka IGAD oo ka dhacay...
Xili ay heer gaba gabo ah mareeyso Doorshada xubnaha aqalka hoose ee ka socota magaalada Cadaado ayaa maanta oo jimcaha...
Jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa ayaa shaaca ka qaadday inay 25,700 oo Qof ku barakaceen Dagaalkii dhowaan ka dhacay Magaalada Qandala...
Alle ha u naxariistee Duuliye Sare Maxamuud Maxamed Guuleed Taliyiihii hore ee Ciidanka Cirka Soomaaliya ahaana Guddoomiyaha Shirkaddii Diyaaradaha ee...
Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...
Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho